Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2796 |
October 16 ,2011 Dul-Qacda 19,1432H | |
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Arsenal Oo Hunguri Ka Galay Didier Drogba Sida lagu daabacay shabakada Footybunker, kooxda Arsenal ayaa ku raad joogta sidii ay kusoo qaadan laheyd weeraryahanka kooxda Chelsea Didier Drogba. Xidiga wadanka Ivory Coast ayaa doonaya in uu ka dhaqaaqo garoonka Stamford Bridge kadib markii ay boosishanka weerarka ee kooxda Chelsea qabsadeen Fernando Torres, Juan Mata iyo Daniel Struidge iyada oo ay jirto in ay hore ujoogeen Nicolas Anelka iyo Kolu. Ilo wareedyo kusugan magaalada London ayaa uxaqijiiyay shabakada Footybunker in kooxda Arsenal ay wafuud usoo dir satay Didier Drogba Wararka qaar ayaa sheegaya in uu jiro kulan fool kafool ah oo dhex maray labada dhinac. Iyada oo ay Arsenal bisha January iska iibin doonto Marouane Chamakh oo kusii jeeda PSG ayey Arsenal xal u aragtaa weerayahanka kadhliyay goolasha badan ee Drogba. Drogba ayaa waji fiican kawaayay macalinka ay isku gadaha yihiin ee reer Portugal. Waxana lasheegay in tababare Wenger uu doonaayo in uu xidigan lamideeyo Robin van Persie oo sibuuxda uga soo baxay booskiisa. |