Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2689 |
June 13,2011 Rajab 10,1432H | |
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
Somcable Waa Somaliland, Way Socotay Oo Sildaaro looma dhigi karo Faallo: 29-October Xasuusta Maalin Xanuun Badan Lahayed
Tartan Adag Oo Ganacsatada Waawayn Ku Dhexmaraya Saylada Xoolaha Burco! Hargeysa: Guri Ku Shufbeelay Dab Qabsaday, Iyo Qoyskii Ku Noolaa Oo Dirqi Kaga Badbaaday
|
Hambayo Meher Gacal & Sokeeyaba Guurkiina Lagu Farax Eedo Sahra Maxamed Nuur, Eedo Aamina Maxamed Nuur, Eedo Foosia Maxamed Nuur, Yaasiir Maxamed Nuur, C/Kariin Maxamed Nuur, Carafaad Maxamed Nuur, C/xakiin Maxamed Nuur, C/rixiin Maxamed Nuur, Farxiya Maxamed Nuur, ,Siciid Daahir Axmed ( Bisad) , Yuusuf Dahir Axmed, Saleebaan Daahir Axmed, Abdilaahi Daahir Axmed,Cali Aadan Axmed ( Bisad), C/baasid Aadan Axmed, Mustafe Aadan Axmed, Guuleed Yuusuf Maxamed, C/risaaq Yuusuf Maxamed, Tayasir Yuusuf Maxamed , C.fataah Yuusuf Maxamed, C.fataah Sh.Nuux Jaamac , C/laahi Cabdi Mahad, Samiir Xassan Cabdi, Mukhaaar Obsiiye,Khaalid Bile Ciise,Suhayb Axmed C/laahi, C/shakuur Yuusuf Maxamuud, Sicidi C/rahmaan Maxamed, Dhaman dadkaasi waxay hambalyo aan la soo koobi Karin hawada u marinayaa Maxamuud Maxamed Nuur ( Xassan Xuuto) & Salma Aadan Xaashi Cilmi
Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor maanta oo ay bishu ahayd 12.06.2011, waxaanan leenahay ilahay ha idinka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaado, badhaadhana ku gaadha aqalgalkoodu, aamin aamin aamin . ______________________________________________________________________________
Aabo Aadan Xaashi Cilmi iyo Hooyo Hinda Ahmed Xirsi ,Kaltuun Aadan Xaashi, Yaasmiin Aadan Xaashi NImco Aadan Xaashi,Mahamuud Aadan Xaashi, Maxamed Aadan Xaashi, Ayaan Aadan Xaashi, Suleekha Aadan Xaashi, Yuusuf Aadan Xaashi, C/salaam Cali Nuur Xaashi, Cumar Cali Xaashi,Xaashi Cali Xaashi, Hodan Cali Xaashi , farxiya Cali Xaashi, , Foosia C/qaadir Xaashi, Yaasin C/qaadir Xaashi,Siciid C/qaadir Xaashi, Yuusuf C/qaadir Xaashi, Axmed Maxamed Xaashi, Foosia C/rahmaan, C/rashiid C/rahmaan, Aamin C/rahmaan, Aamiin C/laahi Xaashi, Yaasin C/laahi Xaashi, C/kariin C/laahi Xaashi, Aamina Xaashi, Qaali Xaashi, Waris Xaashi, Ardo Xaashi. Dhaman dadkaasi waxay hambalyo aan la soo koobi Karin hawada u marinayaa Maxamuud Maxamed Nuur ( Xassan Xuuto) & Salma Aadan Xaashi Cilmi
Oo Meherkoodu ka dhacay Hotel Maansoor maanta oo ay bishu ahayd 12.06.2011, waxaanan leenahay ilahay ha idinka dhigo reerkii lagu nastee lagu nagaado, badhaadhana ku gaadha aqalgalkoodu, aamin aamin aamin .
|