Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2859

December 2582011                                                                    Safar 03,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Ogaysiis

Dadweynaha ku nool Laascaanood, Ceerigaabo iyo Saylac ee danaynaya ka qaybgaka mashaariicda ay USAID maagalinayso ee the partnership fund grants program waxay kala socdan karaan wargeyska Haatuf oo laga heli karo Ruga: Laascaanood Meherada C/raxmaan Maxamed Xasan (Il-cas) tell 4446925, Ceerigaabo Xafiiska Sanaag Media Group tell 4408256, Saylac Meherada Muuse C/laahi Tell 4581325.

cid kasta oo ku xidhan adeega internet-ku waxa kale oo ay tafaasiisha barnaamijkan kor ku xusan kala socon karaan

www.haatuf.net - Somali

www.somalilandtimes.net  - English