Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2891

February 03, 2012                                                              Rabi'al-Awal 11,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Hambalyo Meher

Axmed Cali Cige, Siciid Cabdilaahi Cumar, Khadar Maxumed Soofe, C/qaadir Khaliif Axmed, Khadar Muxumed Xasan, Khadar C/llaahi Jaamac, Mustafe Axmed Xuseen, Yaasiin Maxamed Faarax, Shucayb Cumar Xirsi, C/raxmaan Baashe Cabdi, Axmed Nuur Yuusuf Cali, C/qani Ibraahim Maxamed, Mahad Saalax Xuseen iyo Mawliid Ibraahim Cumar (Maarshaal), Warda Maxamuud Cali, Farax Maxamed Xasan, Khadra Ibraahim C/llaahi, Nasra C/casiis Maxamed, Ugbaad Muuse Qasim, Idil Cabdi Axmed, Naciima Yuusuf Maxamed, Warsan C/raxmaan Cadami, Ayaan Axmed Maxamed, Sagal Axmed.

Dhamaan Ardayda Kulliyada Dhaqaalaha Ee Sanadka Saddexaad ee (Afternoon-ka) Jaamacada Admas waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka.

Muxiyadiin Axmed Jibriil

Iyo

 Ayaan Cabdi Xuseen

Oo 2/2/2012 meher kooxdu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, waxana ay leeyihiin noqda lamaanihii aqal galkooda ku gaadha farxad, bash bash iyo barwaaqo.

___________________________________________________________________

Hambalyo Meher

C/Fataax Sheikh Nuux Jaamac (Suldaanka), C/Risaaq Xuseen Jaamac, Saleebaan Faarax Habane,  C/Risaaq Xuseen Xaashi, Mukhtaar Cabdi Jaamac, Muuna Aadan Jaamac, Axmed Cali Cige, Maxamed Cumar Jibriil, Naasir Aadan Maxamed(Nawaa), Axmed Yaasiin Sheikh Nuux Jaamac, Khadarda C/Raxmaan C/Laahi, C/Raxmaan Axmed Faarax, C/Laahi Xasan Maxamed (Budul), Cabdi Cumar Aadan, Khaddar Macalin Deeq, dhamaan dadkaasi waxa ay habalyo iyo  bogaadeen u dirayaan

Muxuyodiin Axmed Jibriil

Iyo

Ayaan Cabdi Xuseen

Oo 2/2/2012 meher kooxdu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, waxana ay leeyihiin noqda lamaanihii aqal galkooda ku gaadha farxad, bash bash iyo barwaaqo. 

___________________________________________________________________

Hambalyo Meher

 Aabo Axmed Jibriil Qaalib, Hooyo Deeqa Nuux Bulxan, Adeero Carab Jibriil Qaalib,Adeero Mahdi Jibril Qaalib,Adeero Abdi Jibril Qaalib,Edo Maryan Jibril Qaalib, Edo Faadumo Jibril Qaalib, Abtiyo A/Raxman Nuux, Dhamaan Ilma Nuux Bulxan, Ilma Axmed Jibril, Reer Sheekh Xuseen, Reer Yaasin Waxay Hambalyo U Dirayaan

Muxuyodiin Axmed Jibriil

Iyo

Ayaan Cabdi Xuseen

Oo 2/2/2012 meher kooxdu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, waxana ay leeyihiin noqda lamaanihii aqal galkooda ku gaadha farxad, bash bash iyo barwaaqo. 

___________________________________________________________

Hambalyo Meher

 

Adeero Cali Xuseen, Adeero Siciid Xuseen, Rudwaan Abdi Xuseen, Xasan Abdi Xuseen, Maxamud Abdi Xuseen, Edo Ardo Xuseen,Foosiya Xuseen,Xaliimo Xuseen,Hinda Xuseen,Suleekha Cali Xuseen,Muuna Cali Xuseen,Nimco Cali Xuseen, Laki Cali Xuseen,Xamda Iyo Dhamaan Ilma Cali Xuseen Waxay Hambalyo U Dirayaan,.

Muxuyodiin Axmed Jibriil

Iyo

Ayaan Cabdi Xuseen

Oo 2/2/2012 meher kooxdu ka dhacay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa, waxana ay leeyihiin noqda lamaanihii aqal galkooda ku gaadha farxad, bash bash iyo barwaaqo.