Home | Contact Us | Links | Archives |
ISSUE 2901 |
February 15, 2012 Rabi'al-Awal 23,1432H | |
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Ferdinand Oo Sababeeyay Salaantii Uu Ka Diiday Luiz Suarez Kulankii Old Trafford Difaaca kooxda Manchester United Rio Ferdinand ayaa ka hadlay sababta uu gacantiisa ugu diiday weeraryahanka kooxda Liverpool Surez . Rio Gavin Ferdinand oo difaaca u qabta kooxda Manchester United ayaa uga jawabgay Tv-ga caanka ah Sky Sprts su,aal ay dad badani is weydiinayaan oo ahayd sababta uu udiiday in uu salaamo Suarez . Marka aa tahay ciyaariyahan weyn waa in aad la dagalantaa xumaanta oo dhan waxana ay aheyd mid ka mida ah waanooyinka aan ciyaartoyda siinayo , "Marnaba in aan salaamo gacan wasakheysan maaha maxaa yeelay Suarez isaga oo qaldaanaa markii hore ayuu hadana ciyaartan dhexdeeda ku diiday salaanta Evra . "Taasi waxa ay iimuijisay in aanan qaban gacan wasakh ah laakin may,aheyn mid dhankasta ka wanaagsan" "waan salaami doona marka uu iska dhigo nin wanaagsan oo uu sifiican ula macaamilo ciyaartooyd ayuu yidhi Ferdinand , Ferdinand ayaa sheegay in kooxda Liverpool uu xushmad weyn uhayo laakiin aanu wax tix galin ah uheyn Luis Suarez. |