Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2901

February 15, 2012                                                              Rabi'al-Awal 23,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Hambalyo Meher

Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/qani Muuse C/laahi (UD) iyo Xaaskiisa, Axmed Jaamac Saalax (Tusher) iyo Xaaskiisa, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Xasan Jaamac Nuux, Eng. Mukhtaar Xuseen yusuf, C/fataax Sh. Nuux Jaamac (Suldaanka), Farxaan Faarah Aadan (F. Biso), Sacad Sh. Muuse Qaalib, Dr. Ciise Cabdi Jaamac, Maxamed Xasan Aadan (Nesta), C/kariin Axmed Aadan (Cidhib) iyo xaaskiisa, Xuseen Axmed Xaashi, Axmed Maxamed Cismaan (Cigaal) iyo xaaskiisa, Badri Aadan Maxamed. Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka

Faysal Xaaji Xasan Muuse   (Bakayle)

Iyo

Fadxa C/Laahi Laalays

Oo meherkoodu shalay ka dhacay Hutel Summer Time ee Magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin Ilaahay ha idinka yeelo kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala hela Aamiin Aamiin Aamiin.                                       

Meher wacan

Cabdiqaadir Muxumed Aadan (Cirro) iyo Xaaskiisa, Siciid Axmed Cabdi (Siciid-bidhi), Siciid Yuusuf Cali (Qarayare), Maxamed Cabdillaahi Dalmar iyo Xaaskiisa, Cabdiqaadir Maxamed Jamac (Hud-hud), Axmed Cabdiraxmaan Cadami, Maxamed Jaamac Maxamed, Mustafe Cismaan Barre, Xamse Cabdiraxaam, Maxamuud Ibraahim, Samiir Xasan Cabdi, Cabdirashiid Cabdillaahi Cabdi, Cabdirashiid Daa’uud Cali, Jaamc Saleebaan Rooble, Hooyo Aamina Yaasiin Maxamed, Hooyo Canab Cali Saleebaan, Habaryar Maryan Yaasiin Maxamed, Nasra Cabdillaahi laalays, Muna Cabdillaahi Laalays, Niciima-coos Cabdillaahi Laalays, Suhayb Cabdillaahi Laalays, Maxamed Cabdillaahi Laalays, Luul Cabdillaahi Laalays, yuusuf Cabdillaahi Laalays, Caasha Cabdillaahi Laalays, Jaamac Maxmed Laalays, Cabdiraxmaan Maxamed Laalays, Ubax Khadar Laalays. Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka:

Faysal Xaaji Xasan Muuse (Bakayle)

Iyo

Fatxa Cabdillaahi Laalays

Oo 14/02/2012 meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeysa, gaar ahaan Hutel Summertime. Waxaanay leeyihiin noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash-bash iyo barwaaqo. Aamiin…Aamiin….