Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 2904

February 19, 2012                                                            Rabi'al-Awal 27,1432H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Hambalyo Meher

 

Mohamed Abdi Sheekh  (ilig), Naasir Aadan Mohamed  (Nawaaa), Sacad Sheekh Muuse Qaalib, Habi Aw Daahir Khaliif, C/qani Muuse C/laahi (UD), C/risaaq Aw Daahir Khaliif (Guray), Dr Essa Abdi Jama, Mawliid Cismaan Ibraahim  ( Ceero), Xuseen Axmed Xaashi Oday, Fu'aad Adam Ali, Mustafe C/raxmaan Ismaacil, Bedri Adan Maxamed, Khaliif Cabdi Sheekh, Naasir Daahir Khaliif, Ahmed Xirsi Guure, Ibraahim Maxamed Jaamac, Mohamed Abdilaahi Ahmed. dhamaan asxaabtaasina waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka

Daahir Abdilaahi Ahmed

Iyo

Hamda Yoonis Cabdilaahi

oo 2/18/2012 Uu Meherkoodu Ka Dhacay Wadanka Swedan, Waxaaney Leeyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado Ilaahey-na Ubad Khayr Qaba ha idin kala siiyo AAAAMIN AAAAMIN AAAAMIIN.

 

_________________________________________________________________

 

Hambalyo Meher

 

Ayeeyo Xabiiba Muuse loodoon, Ayeeyo Safiya Mohamud Aw Cumar, Adeero Abdillahi Aw ali Ahmed (ubax), Aabo Abdillahi Ahmed Ismail iyo hooyo Fahiima Sh. Muse Qalib, Asma sh. Muse, Sacad sh. muse, Nasra sh. Muse, Xafiida sh. muse, Ismail Abdillahi aw Ali, Naima Abdillahi Ahmed iyo Sagal Ismail Abdillahi, Maxamed Abdillahi Ahmed, Maxbuba Abdillahi Ahmed, Asha Abdillahi aw Ali, Nimco Abdillahi aw Ali, Hodan Abdillahi aw Ali, Amal Abdillahi aw Ali, Muna Maxamed Adan, Hodo Abdillahi aw Ali, Guuleed Abdillahi aw Ali, Nimcaale Abdillahi aw Ali, Keyse Abdillahi aw Ali, Guray Ali iyo xaaskiisa Raxma, Ibraahim Ali, Rooda Ali, Rooda Abdi Muse, Idris Ahmed Ismail, Naima Shalle, Cabdillahi Cabdirisaaq sh. Adan, Muse Dalmar dhamaan dadkaasi waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan Meherka

Daahir Abdilaahi Ahmed

Iyo

Hamda Yoonis Cabdilaahi

oo 2/18/2012 Uu Meherkoodu Ka Dhacay Wadanka Swedan, Waxaaney Leeyihiin Noqda Reerkii Lagu Nasto Ee Lagu Nagaado Ilaahey-na Ubad Khayr Qaba ha idin kala siiyo AAAAMIN AAAAMIN AAAAMIIN.