|
Home | Contact Us | Links | Archives |
|
ISSUE 3295 |
May 21 2013 Rajab 11,1434H | |
|
Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho
|
Wasiirka Khaarajiga Oo Golaha Guurtida Horimanaya Sabtida TodobaadkaSoo Socda Iyo Arrimaha Loogu Yeedhay Hargeysa, May 21, 2013 (Haatuf) – Wasiirka arrimaha dibada Dr Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa golaha guurtida hor iman doona Sabtida todobaadka soo socda, kaasoo ka mid ah masuuliyiinta lagu soo daray in ajandaha kalfadhiga 50aad ee gole weynuhu ka dalbaday nay horyimaadaan si golaha ay warbixin uga siiyaan hawlaha ay qaranka ugu igman yihiin.Gudoomiyaha golaha gurtida Saleebaan maxamuud Aadan ayaa fadhigii shalay ee golahaasi oo uu gudoominayay ka cadeeyay in fadhiga Sabtida todobaadka soo socda u golaha hor iman dono wasiirka arrimaha dibadu Maxamed Cabdillaahi Cumar, kaas oo uu tilmaamay in golaha uu warbixin ka sin doono xaaladaha siyaasada khaarajigu halka ay marayso, isagoo dhinaca kalena sheegay in wasiirka arrimaha gudahu Maxamed Nuur Caraale (Duur) isaguna golaha hor iman doono maalinta Isniinta ee todobaadka soo socda. |