Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 3296

May 22 2013                                                                                 Rajab  12,1434H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Ogaysiis

Tababaraha iyo Gudoomiyaha kooxda kubadda kolayga  ee gobolka m/jeex waxay ogaysiinayaaan dhamaan ciyaartoygii kubadda kolayga in dib uu u bilaabmi doono tababarkii kooxda gobolka ka dib fasaxii ay galeen  munaasibada 18 May 21, 2013 iyadooo uu bilaabmi doono manta oo arbaca ah  bishuna tahay 22/05/2013 waxaana laga codsanayaa inay wakhtiga dhawraaan dhamaaan ciyaartoygu. Dhinaca kale gudida kooxda gobolku waxay ka codsanayaan shirkadaha madaxa banana iyo ganacsatada inay wixii karaankooda ah ay la garab istaagaan kooxda kubadda kolayga ee gobaolka m/jeex.

ALLAAH MAHAD LEH