Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

 ISSUE 3300

May 27 2013                                                                                 Rajab  17,1434H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Muxuu Salka Ku Hayaa Wada Hadalada Ka Dhexeeya S/land Iyo Somalia, Maxaase Laga Fili Karaa Labada Dhinac?

Yaasiin Maxamed Bucul Ex Xil. Somalia Ee Dawladii Sheikh Shariif, Horena U Ahaan Jiray Weriyaha Haatuf iyo Universal TV Ee Muqdisho

Bal aynu dib u milicsano qaabkii uu ku yimi wada hadalada ka dhexeeya Somaliland iyo Somalia iyo dadkii ka soo shaqeeyey iyo waqtigii ugu horeeyey ee ay bilaabmeen. Dawladihii isaga danbeeyey ee Somalia ka hana qaaday waxa la odhan karaa waxay ahaayeen kuwo aan siyaasadaysnayn ama Somali-nimo ku imanayn oo ahaa kuwo dalal shisheeye ahi ay ka doonayeen maslaxadooda u gaarka ah waxaanaynu dib u eegaynaa waxa la odhan karo way ku guulaysteen marka laga hadlayo dawladaha ka dhashay Soomaaliya. Aynu kala qaadno dawladihii la odhan karay siyaasad ahaan ayaa loo waday in ay hir gasho oo lays lahaa ku meel mara, dawladii ugu horaysay ee la dhisay 1991 markii Siyaad Bare dalka laga saaray waxaa ujeedadeedu ahayd  oo la doonayey in ay raad  tirto ama lagu ilaawo wax yaabihii 30-ka sano ee Siyaad Bare dalka qabsaday ahayd in dalwada ka danaysaa kula xisaabtano ama la ogaan lahaa waxaa caalamka ama dayn ama deeq ee Documents ah ee ay dawladaasi lahayd in aan la helin oo la waayo meel jaan iyo cidhib la dhigo oo lagu xisaab tamo, waxaana ku lug lahaa siyaasado isdiidan oo ka dhexeeyey dawlado Siyaad Bare wax la cuni jiray isla markaana waxaa la til mamaa in Soomaaliya dalka soo gumaysan jiray ee Talyaanigu uu isagu ahaa kii looga danbayn jiray markay noqoto wadamada caalamka ama reer Yurub, waxaana la tilmamaa in dagaalkii 1991 dhex maray Cali-Mahdi iyo Caydiid ay ka danbaysay dawlada Talyaanigu ujeedaduna ahayd in lagu tirtiro raadkii la raaci lahaa hadii dawlad Siyaad Bare ka danbayso la helo waxaana la sheegay in xitaa in Siyaad Bare kursiga isku dhejiyo oo  Muqdisho oo gees kastab ay ka haystaan jabhadii USC la odhan jiray uu ku dacwoodo 3 bilood idaaya aan sii jooge waxaana la sheegay in talyaanigu arimahaa ku dhiirigelin jiray si arinta qabiil loogu bedelo bal aan dulucda u dhaadhaco. Waxa Intaa ka dambeeyey oo kadib abuurmay in Talyaanigu la kala safto dadkii reer Muqdisho ee labada garab siyasadeed kala watay in dagaal ka dhex qarxo, kadibna uu dhinac la safto ilaa dhinacii suu watay markii lagu dhawaqay in dawlad ay yihiin, isla markaana ay ka soo hor jeedeen kooxdii kale ee Talyaniga ka soo hor jeeday, akhristow siyaasada Soomaliya waxaa hogaankeeda ama wax laga maqli jiray dawlada Talyaaniga oo xoriyada siisay dalkaas ,isla markaana waxaa b een ahayn in manta dawladaasi meesha ka b axday oo manta ay dawlado sal b adan ku taagnayn ay ka dhalanayeen oo ku salaysan qaab  kooxeed ama salka ku haya qaab  qab iil . Dawladii carta lagu soo dhisay ee dadaka qaarkood u arkaan in ay ahayd fakir laga xaday ala xa u naxariistee maxamed ib raahin cigaal oo markaa damac sanaa in shir wayne ugu qaab to waqooyiga hargaysa kooxaha muqdisho ku dagalamaya oo uu  marxuumku hamigiisu ahaa in uu koonfur u sameeyo maamul ay kaq dhex muuqdaan siyaasiyiin  can ku ahaa koonfur iyo odayaal dhaqameedyo ,ganacsato waawayn oo xamar laga yaqanay sida  laga wada war qab ay waxaa arintaasi dhiciseeyey siyasiyiin markaa hargaysa ugu timi isla markaana fikirkii ka gatay dawlada jab uuti oo samaysay 2000 dawladii carta loo b ixiyey ,hadab a dawladii carta saamayn ayay ku yeelatay  soomali land oo waxaa markiib a b ilaab may aragtidii ahayd in aan dawladaha koonfur laga dhisayo  laga qayb  geliyo siyasiyiinta amam odayaal dhaqameed yada aan ku qanac sanayn markaa xilkaa ama masab  laan ay markaas ka haysan dawlda soomali land taasina waxay tusaale u tahay in siyaasada lagu yaqanay isbedelada  ama danaha kolb a meesha ay muufadoodu ka b ishishahay in ay u qiil sameyaan sidii reerkooda  uga dhaadhicin lahaa in la dul may oo ay u dhaanto reerka danahiisa in ay ku jirto in la raaco talab ada uu qaadayo ,waxana siyaasigii ku soo lab eeyey talab adaa haatan odayaal dhaqameed yada oo shaqadoodi u b edelay siyaasad in ay ka qayb  qataan waxaa u haray oo keliyana waa in loo dhiib o xil siyasadeed ,akhristow shirkii carte lagu soo dhisay waxaa ka muuqatay  in siyaasiyiin iyo odayaal dhaqameedyo ay ka qayb  galeen xilalna ay ka qab teen taas oo meesha ka saartay in dawladaasi ay ahayd dawlad ku dhex milantay siyaasadii ama istarajiyadii soomali land xukumadahedu ay ka shaqayn lahayd horumarka soomali land ay higsanaysay waxanay saamayn ku lahayd ,waayo waxaa ku jiray xub no siyasiyiin ah oo soomali land dawladaheedii ka la duwanaa xilal ka soo qab tay oo markaa b ilaab ay in ay u ololeyaan meesha maraqa muufadu ay ugu   jirto siyaasiga  oo ahayd soomali wayn ,isla markaana iskab a ilaab ay xilkii shalay uu ka hayey dhinacii kale ee danahiisa uu ka wayey ,dawladaa carte  lagu soo dhisay nasiib  wanaag may hana qaadin oo sab ab o b adan ayaa lagu macnayn karaa waxna ugu waynaa khilaafka caanka ka ah koonfur ee uu ab uuro damaca shaqsiga ah ama khiyaanada ay koonfur caanka ku tahay ee qofka lagu b ahdilo dawladii carte xitaa may aminsanayn ama waxaa la oran karaa madaxwaynahii xiligaas magaca watay in dadka qaarkood u yaqanaan in uu yahay madaxwaynayaasha soomaliya soo maray in ninka ugu neceb  magaca soomali land ama ku dhaqaqistiisa aan afka soo marin Karin in uu ahaa cab di qaasin salad xasan in  sidaasi awgeed la soo hadal qaadi jirin wax la yiraahdo ha lawada hadlo . Dawladii 2004 lagu soo dhisay dalka Kenya ee uu madaxwaynaha ka soo noqday waxaa la oran karaa waxay martay wadadii ay martay dawladii carte waayo waxaa iyana lagu qayb saday 4.5 oo xub no Somali land u dhashay laga qayb  galiyey taas oo b eesha calamku ay og yihiin in soomali land  dawlad wanagsani ka hana qaaday oo maamulkeedu shaqaynayo hadana laga qayb  galiyo shirkii emb agati xub no ka soo jeeda shirkana ay kharajka b ixinaysay b eesha calamku gaar ahaan midowga yurub  oo samun karayey in ay shirka ka joojiyaan xub naha ka socday soomali land hadana ay iska indha tirayeen ayagoo hadafkoodu ahaa in la dhoodhoob o dawlad lagu cuno dhaqalaha ama waxaa loo yaqaano mashariicaha ay inta b adan lagu kala wado siyasadaha ay doonayaan ama danaha ay dawladaha ay kula macamilaan ,waaxnan oran karaa in la soo hdal  qaado siyaasada ama wada hadal soomali land lala furo waaxay ahayd in ay aminsanyihiin dawladaha laga dhiso ee macmalka ah soomaliya in ay yihiin kuwo wada matala dalka oo dhan siyasad ahaan waxanay in dhaha ka qarsadaan xaqiiqada kale ee jirata  ama ka sareeya ,wanay aminsan yihiin dawladii muqdisho timadaba in ay tahay tan wada matalaysa soomaliya oo idil waxaa jirtay maal malmaha ka mid ahayd oo aan waraysi ka qaadayey ala ha u naxariistee madaxwaynahii dawlada haatan lagu magacaab fadaraalka Cabdilaahi Yuusuf Axmed. La soco qyb tii 2aad oo xiiso gaara xambarsan.