Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

  April 7 2014                                             Jamadi Al Thani 7,1435H     

Xubno Ka Soo Jeeda Awdal Oo Ka Tirsan Labada Gole Baarlamaan Oo Ku Eedeeyey Qurba Jooga Gobolkaasi Inay Wadaan Kicin Iyo Abaabul Dadweyne, Kana Dalbaday Inay Joojiyaan

 

Wasiirka Maaliyada Oo Daboolka Ka Qaaday Dakhliga Cashuuraha Ka Soo Xerooday Saddexdii Bilood Ee Ugu Danbeeyay Iyo Wakiilada Oo Su’aalo Ay Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furteen Ku Hafiyay

Shirgudoonka Guurtida Oo Daaqada Ka Tuuray Mooshin Ay Tahriibinayeen Shaqsiyaad Xildhibaano Ah Oo Lagu Carqaladaynayey Somcable

Xukuumada Oo Maxjar Labaad Ka Baal Furtay Kii Hore Ee Jiray Iyo Dareenada Ku Gedaaman

Maanta, Shalay dhaantey!

Raysal Wasaaraha Dawladda Sheekh Shariif Oo La Ansixiyey Iyo Dagaalo Ka Dhacay Muqdisho

 

 

 

 

Haatufka Maanta

Kuwii xukuumada isku sheegayey dambigan iyo musuqan ay galeen weynaa.

 Saw-kuwan laba cisho oo ay Haatuf musuqmaasuqooda dul xaadisay  la salbabakhay ee meelina qaadi weyday.

 Ma maantay xoriyatul qawlkii umadda dhami xaqa u lahaa u sadqeeyeen inan yar oo madaxtooyada la xidid ah.

 Kan ina Warancade-na shaw waa wax dhintay oo waligiiba is-daadraacinta islaamaha uu la shaqeeyaa ay karaamada ka qaadi jirtay.

 Waa ninka markii la go’aansaday in Haatuf la xidho iska yidhi ceebi ma jirto anaa isu-dhigaya  kiiska oo odhanaya anigoo Wasiir ah iyo Cali Mareexaan oo xildhibaan ah ayay aflagaadeeyeen oo ay ku mutaysteen xayiraad.

 Ma harqadii masaxaadaa?. Adeer Haatuf-na haysan kari maysaane bal idinkuuni xejista oo car yaanay idin galaafanin.