Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

  April 16 2014                                             Jamadi Al Thani 16,1435H     

 

 

 

 

Wasiirka Afrika u Qaabilsan Britian Oo 10-Kii Saaka soo Dagey Ayaanay Cid Dawladda ka tirsani ku soo dhawaynin Madaarka Hargeysa

Hargeysa, April 15, 2014 (Haatuf) - Wasiirka Afrika u Qaabilsan Britian Oo 10-Kii Saaka soo Dagey Ayaanay Cid Dawladda ka tirsani ku soo dhawaynin Madaarka Hargeysa.

Waxaana Madaarka ka soo qaaday Ilaaladiisa gaarka ah , waxaanu Toos u galay madaxtooyada.

Sababta keentay   Socdaalka wasiirka ayaa ah Xayiraada wargeyska Haatuf Iyo mataankiisa Somaliland Times Xili Uu hubaalna hore u xidhnaa sifo sharci daro ah.