Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

  April 18 2014                                             Jamadi Al Thani 18,1435H     

 

 

 

 

Basaasiinta Dawladda Oo Telefoonadii Hawlwadeenada Haatuf Toos U Dhagaysanaya

Hargeysa, April 18, 2014 (Haatuf) - Telefoonada labada shirkadood ee Telesom iyo Somtel ee ay isticmaalaan hawlwadeenada wargeyska Haatuf oo dhawrkii todobaad ee ina dhaafay ay dhagaysanayeen basaasiinta sirdoonka dawlada Somaliland ayaa habeenkii caawa waxa la kordhiyey dhagaysigii telefoonadaasi taas oo ay wariyeyaasha Haatuf si sahlan u dareemayeen.
Hay’adaha Sirdoonka ee dalka Britain ayaa waxay dhigooda Somaliland ka caawiyaan dhinaca farsamooyinka lagu dhagaysto telefoonada dadweynaha iyadoo ay arintaas u fududeeyaan shirkadaha isgaadhsiinta Somaliland.
Inkastoo uu sharcigu xaaraan-timeeyo dhagaysiga muwaadiniinta markay ku hadlayaan telefoonada.