Haatuf News

Home | Contact Us | LinksArchives

  ISSUE 3570

 May 13 2014                                             Rajab 13,1435H     

 

 

 

 

Haatufka Maanta

Abwaan baa laga hayaa raadkaan doraad dhigay miyaan dib ugu laabtay, bal eega xukuumadan madaxweyne Siilaanyo ee Somaliland dib ugu soo celisay falalkii foodha xumaa ee lagula dagaalamay Rajiimkii Siyaad Barre.

Allaylehe mujaahidiintii SNM ee dibu xoraynta Somaliland u shahiiday haday maanta ogyihiin dalkii ay u soo halgameen sida ay  Axmed Siilaanyo iyo maamulkiisu ku xukumayaan hanqalkay la soo kici lahaayeen.

Tolow dalkan miyaanu marnaba ka dhamaanaynin habdhaqanadii taliskii faqash ee Siyaad Barre, waxaanu xaalku maanta marayaa wuu xujoobay ee xidha, car juuq dheh iyo xawda ka jara.

Waxaase xaqaiiqa xukuumadaha dhacaya in lagu salido mujaahidiinta iyo Haatuf