Warar
-
Haatufka Maanta
Hargeysa,December 25,2016(Haatuf)-Waar malaha kan yar ee xidid-ku-xoolow wuu arbacuunanyahay.Hadaba miyaanu dhargaynba.Marku waxwalba dig ka siiyey ee uu xata dekadii kaliya ee Laantu laheyd iibiyey ayuu maantana yidhi xeebta dh...
Saturday, December 24, 2016
-
Baashe Cawil Oo Hargeysa Uga Dhex Ololaynaya In Baarlamanku Ansixiyo Saldhiga Milatari Ee Uu Imaaratku Doonayu Inu Ku Yeesho Berbera.
Hargeysa,December 23,2016(Haatuf)-Wiilka uu madaxweyne Siilaanyo soddoga u yahay ee Baashe Cawil oo todobaadkan ku soo laabtay Hargeysa ayaa caasimadda Somaliland ka dhex wada olole uu ugu jiro sidii uu Golaha Wasiirada iyo Baar...
Thursday, December 22, 2016
-
Kooxda Ku Xeeran Madaxweynaha Oo Ku Kala Jabay Falanqeyn Ay Ka Yeesheen Wixii Ay Ka Yeeli Lahaayeen Mudo-Kordhinta Dalka Ku Soo Fool Leh
Hargeysa,December 22,2016(Haatuf)-Kooxda gacanta ku haysa talada madaxtooyada Somaliland ayaa kulan ay todobaadkii hore yeesheen isku khilaafay wixii ay ka yeeli lahaayeen mawduuca mudo kordhinta xukuumadda ee dalka ku soo fool le...
Thursday, December 22, 2016
-
Laba Ka Mid Ah Ilaalada Wasaaradda Macdanta Iyo Sarifle Lagu Tuhmay Hawlo Argagixisonimo Ah Oo La Xidhay
Hargeysa, look December 20,2016(Haatuf)-Laba ka mid ah askarta wasaaradda Macdanta oo uu ka midyahay mid ka mid ah ilaaliyeyaasha gaarka ee wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale ayaa todobaadki hore la xidhay iyadoo lagu tuhmay i...
Tuesday, December 20, 2016
-
Haatuf Oo Xaqiijisay In Shirkadda BGP Ee Uu Wasiirka Macdantu Dhawaan U Ogolaaday Inay Shidaalka Ka Sahamiso Badda Somaliland Ay Ku Shaqeyso Rukhsad Ay Ka Haysato Somalia
Hargeysa,December 20,2016(Haatuf)-Shirkadda BGP Inc oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo uu wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale (Wajixun) sheegay inuu 19/11/2016 la galay heshiis ay badda Somaliland kaga sahminayso shidaal la...
Tuesday, December 20, 2016
-
Madaxweyne-Ku-Xigeenka Oo Shirkadda DWP Magaalada Dubay Ugu Saxeexay Wax-Ka-Badal Ay Dalbatay In Loogu Sameeyo Heshiiskii Dekadda Berbera
Hargeysa, erectile December 18, viagra buy 2016(Haatuf)-Madaxweyn-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa shirkadda Dubai World Ports magaalada Dubay ugu saxeexay wax-ka-badal ay dalbatay in loogu sameeyo heshiiskii ay la...
Sunday, December 18, 2016
-
Kulankii Dubay : Wasiirka Khaarajiga Oo Ka Cadhooday DW Ports Iyo Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Aqbalay In Aanay Fulinin Maalgalintii Ay Ku Balanqaaday Inay Ku Samayn Doonto Dekadda Brrbera
Hargeysa, medicine December 16,2016(Haatuf)-Shirkadda Dubai World Ports ayaa kulanki ay dhawaan magaalada Dubay kula yeelatay masuuliin ka tirsan dawladda Somaliland ka sheegtay inay joojinayso maalgalintii ay ku balanqaaday ina...
Saturday, December 17, 2016
-
Xukuumadda Oo DWP Ka Ogolaatay Inay Dekadda Berbera La Wareegto Iyadoon Bilaabin Maalingalinta Qaybtii Cusbeyd Ee Ay Ku Soo Kordhin Laheyd Dekadii Hore
Hargeysa, anesthetist December 17, discount 2016(Haatuf)-Xukuumadda Somaliland ayaa Shirkadda Dubai World Ports ka ogolaatay inay dib u dhigto maalgalintii ay ku sameyn laheyd dekadda Berbera taasoo khilaafsan nuxurka heshiiskii a...
Saturday, December 17, 2016
-
Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Soo Noqday Socdaal Qarsoodi Ah Oo Ku Tagay Dalka Masar
Hargeysa, find December 16, shop 2016(Haatuf)-Waxa magaalada Hargeysa todobaadkan ku soo laabtay wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ka dib markii uu soo dhamaystay booqasho qarsoodi ah oo uu ku tagay dalka Masa...
Friday, December 16, 2016
-
Top Jiboutian Security Delegation In Hargeysa To Discuss Counter-terrorism And Border Migration Issues
Hargeysa,December 15,2016(Sl-Times)-A top Jiboutian security delegation led by Interior minister Hassan Burhan arrived in Somaliland's capital Hargeysa on Wednesday to discuss counter-terrorism and border security issues with the ...
Thursday, December 15, 2016
« Previous Page — Next Page »
|
|