haatuf.net
Musharaxa Madaxweynaha UCID Oo Lagu Soo Dhaweeyay Minneapolis, Caawa-na Kulan La Yeelanaya Jaalliyada Somaliland Ee Magaaladaasi +Daawo Sawiradda
November 22, 2014 - Written by Admin Two

Minneapolis, viagra November (Haatuf)- Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen, cough oo booqasho ku jooga todobaadadii u danbeeyey dalka Maraykanka, apoplectic ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Minneapolis ee gobalka Minnesota.waxaana soo dhawayntiisa si mug leh uga qeyb qaatay Jaalliyada Somaliland ee gobalkaa degan iyo taageerayaal aad u tiro badan oo ka tirsan xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Jamaal Cali Xuseen, ayaa la filayaa in uu caawa kulan ballaadhan la yeesho Jaalliyadda Somaliland ee Gobalkaas ku nool, gaar ahaan, kuwa magaaladda Minneapolis. Halkan hoose ka daalaco Sawiradda Soo-dhawaynta.

http://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_01.jpghttp://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_03.jpghttp://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_05.jpghttp://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_08.jpghttp://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_011.jpghttp://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_06.jpghttp://newucidparty.com/wp-content/uploads/2014/11/jam_mi_010.jpg

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS