haatuf.net
Xukuumadda Siilaanyo Oo Lasoo Baxday Farsamo Cusub Oo Ay Ku Cabudhinayso Warbaahinta, Cashuuro-na Kusoo Rogtay TV-yadda Madaxabanaan
November 23, 2014 - Written by Admin Two

Hargaysa, ambulance November 22, 2014 (Haatuf) – Wasaarada maaliyada Somaliland ayaa saaka waraaqo u qaybisay xafiisyada warbaahinta madaxa banana gaar ahaan tV-yada dalka ka hawl gala Marka laga reebo TV-Qaranka.

Waraaqka amarka lagu soo rogay cashuurta oo kasoo baxday wasaarada maaliyada Somaliland kuna saxeexan yahay agaasimaha wasaaradaasi Maxamed Axmed Maxamuud Cawad oo nuqul kamida ay Haatuf heshay halkan hoose ka akhriso:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS