haatuf.net
ALFA MABRUUK: Maamulka Iyo Hawl-wadeenadda Haatuf Waxay Hambalyo Meher-Wacan U Dirayaan Ladiye Maxamed Aadan Iyo Marwadiisa Hibaaq Aadan Biixi+Daawo Sawiradda
December 9, 2014 - Written by Admin Two

Maamulka, adiposity Shalaalaha iyo guud ahaan hawl-wadeenadda Wargeyska Haatuf waxay hambalyo Iyo Bogaadin halkan u marinayaan Ladiye Maxamed Aadan Iyo Marwadiisa Hibaaq Aadan Biixi Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Huteelka Scandinavian ee magaaladda Hargeysa, waxaanay asxaabtaas Lamaanaha Ilaahay uga rajaynayaan Inuu aqalgalkooda ku gaadhsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo, kana yeelo kuwii isku-waarra ee ubad khayr qaba kala hela  Insha Allaah Aamiin Aamiin Aamiin.

Sidoo Kale C/risaaq Daahir Khaliif (Guray Bhai), Khaliif Cabdi Sheekh, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), , Xuseen Axmed Xaashi, C/kariim Ahmed Aadan (Cidhib), Dr Mahfuud C/laahi My-dear, Dr Abdikariim Mohamud Gas,  Khadar Cawil Cumar, Sacad Sheekh Muuse, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero, Dr Ciise Cabdi Jaamac, Axmed Saleebaan Cumar, Fu’aad Maxamed Cali, C/wahaab Aw Daahir Khaliif (Happy), Maxamed Mawliid Xirsi, C/laahi Abshir Axmed (King Abdalle), Maxamed Xasan Aadan (Nesta), Caaqil Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Abshir Cali Cismaan, Sh. Madar Cabdi Madar, Maxamed Xuseen Cabdi, C/casiis Xuseen Cabdi, C/salaam C/laahi Jaamac, Eng. Maxamuud Maxamed Ciise Dhargiye, Mustafe C/raxmaan Ismaaciil (Mustafe Qaran), Ayaanle Ciise Obsiiye, C/rashiid Maxamuud (Qadha), Maxamed-rashiid C/laahi Libaax (Oomaar), Maxamed Cabdi Liibaan (Jacfar), Maxamuud Jaamac Dirir (Salgaado), Axmed Maxamed Cismaan (Cigaal), Ismaaciil C/laahi Jaamac, Maxamed Xuseen Muuse, Xasan Maxamed Muxumed, C/risaaq Maxamuud Shirwac, C/xakiin Maxamuud Shirwac, Ismaaciil Axmed Ismaaciil (Xabxab). Dhamaan asxaabtaas oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala joogaa waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Ladiye Maxamed Aadan

Iyo

Marwadiisa Hibaaq Aadan Biixi

Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Huteelka Scandinavian ee magaaladda Hargeysa, waxaanay asxaabtaas oo dacalada dunida joogaa Lamaanaha Ilaahay uga rajaynayaan Inuu aqalgalkooda ku gaadhsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo, kana yeelo kuwii isku-waarra ee ubad khayr qaba kala hela  Insha Allaah Aamiin Aamiin Aamiin.10841303_10205436882711858_804942760_n 10847046_10205436882391850_1974951610_n 10850022_957200430986274_296753729530385006_n10608383_957194304320220_704750162937317688_o

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS