haatuf.net
Kalmadaha Uu Maqalkooda Neceb Yahay Guddoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi
December 24, 2014 - Written by Admin Two

Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa jira kelmado uu maqalkooda neceb yahay, impotent kuwaasi oo ah sidan:-

Siyaasi ma tihid.

Jabhad ayaad tahay.

Madaxweyne ma noqon kartid.

C/casiis samaale ayaa kaa taageero badan.

Dadka ma soo jiidan kartid.

Xisbiga Kulmiye wuu kala jabayaa.

Af-miishaar ma tihid.

Siyaasad fur-furan ma taqaanid.

Guurtidda ayaa u kordhinaysa Siilaanyo.

Hadii musharaxnimada lagaa helo maxaad sameyn?

Xisbiga dhexdiisa taageero kuma haystid

Maxaad uga noqotay musharaxnimadii M/weynaha?

Buudhi ayaa lagaa kireeyey.

Muuse-Biixi-Cabdi-111Qalinkii Cali Cabdi Coomay

Hayaannews.com/Office

Hargeysa/Somaliland

 

 

 

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS