haatuf.net
Bahda Haatuf Waxay Tacsi U Diraysaa Ehelkii, Asxaabtii Iyo Guud Bulshadda Soomaalida Geeridii Ku Timid Marxuum Maxamed Axmed Kuluc
January 18, 2015 - Written by Admin Two

INAALILAAHU WA INAALILAAHU RAAJUCUUN; Maamulka, sale Suxufiyiinta iyo guud ahaan hawl-wadeenadda Haatuf Media Network waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaan bulshadda Soomaalida ah, iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid maanta Alle ha u naxariistee fanaankii waynaa ee Maxamed Axmed Kuluc, kaas oo maanta aas-qaran loogu sameeyey magaaladda Hargeysa ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland,waxaanay dhamaan dadkaasi leeyihii Ilaahay ha u naxariisto marxuumka oo ha u nuuriyo xabaasha Aamiin Aamiin Aamiin.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS