haatuf.net
Daawo: “Waa In Lagu Dhiirado Inaynu Xukuumaddeena Ka Qabano Raga (Damu-Jadiid) Ee Ku Jira… Ma Doonayno Inaynu Dib U Galno Dagaaladii 70-Tanaadkii Ee Ka Jiray Bariga Africa” Wasiir Ku Xigeenkii Hore Ee Amniga C/laahi Abokor
January 22, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, drugs January 22, 2015  (Haatuf) – Wasiir ku-xigeenkii hore ee Amniga Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa ka digay kooxo ka tirsan urur Diimeedka Damul-Jadiid oo uu tilmaamay inay awoodo siyaasi iyo dhaqaale oo qayrul-caadi ah la soo kacayaan, kuwaas oo uu sheegay inay taladii dalka maroorsadeen isla markaana uu xusay inay khatar galin doonaan qaranimadda Somaliland.

cabdilaahi-abokorHalkan Hoose Ka Daawo Muuqaalkaas dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS