haatuf.net
“Waxqabadka Jira Marka Aad Ag Dhigto Qabyada Jirta, Waa Wax Aad U Yar Marka Aynu Ka Hadlayno Halka Aynu U Socono Oo Inta Aynu Dhaqaaqnay Baa Yar”Wasiirkii Hore Ee Daakhiliga S/Land Mr Duur
January 26, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, treat January 26, capsule 2015 (Haatuf) – Barnaajika milicsiga siyaasiga oo ka soo gala telefiishanka Universal tv ayaa lagu martiqaaday toddobaadkan wasiirkii hore ee arrimaha guddaha Somaliland mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo wareysi xiiso badan lala yeeshay ayaa ugu horeyn kaga waramay taariikhdiisii nololeed iyo tii siyaasadeed iyo ammuuro dhanka siyaasada intuu jiray iyo kuwo kale oo xiiso badan-ba ka xog-waramay.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-duur11

 

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS