haatuf.net
Halkan Hoose Ka Daalaco Magacyada Iyo Beelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan Golaha Cusub Ee Wasiirada Ee Somalia Oo Lagu Dhawaaqay
January 28, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, buy cialis January 28, denture 2015 (Haatuf) – Halkan hoose ka daalaco Magacyada iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan golaha cusub ee Wasiiradda ee uu xalay ku dhawaaqay Raysal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, sale kaas oo ka kooban 20 xubnood.

 

  1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga (Isaaq , Habar Awal Sacad Muuse).
  2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta ,Waa (Dir,Biyo Maal,Gaadsan).
  3. Cabdiraxman Maxamed Xuseen Odowaa Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka: Waa (Hawiye,Habargidir,Saleebaan).
  4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda ,Waa (Raxanweyn,DISOOW).
  5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga , Waa (Daarood,Mareexaan), Waa Taliyahii hore ee Ciidanka xooga dalka Somalia.
  6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda , Waa (Dir ,Gadabuursi, Makaahiil).
  7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada ,Waa (Daarood,Leelkase).
  8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda (Hawiye,Reer Aw Xasan, Reer Aw Mahdi).
  9. Cabdiraxman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga , Waa (Hawiye, Murusade).
  10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka ,Waa (Isaaq , Garxajis, Habaryoonis),wuxuu ahaa Safiirka Malaysia u fadhiya, wuxuu horey u ahaa Guddoomiyaha Urur siyaasadeedkii Gurmad ee Somaliland.
  11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta ,Waa (Daarood ,Ogaadeen,Maxamed Subeer,Reer Isaaq).
  12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada , Waa (Daarood, Dhulbahante).
  13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa ,Waa (Meheeri,Carab Saalax).
  14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha ,Waa (Raxanweyn).
  15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha,Waa (Jareerweyne, Shiidle).
  16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska ,Waa (Digil,Gelledi).
  17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha , Waa (Tumaal).
  18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda ,Waa (Hawiye, Gaaljecel).
  19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga , Waa (Hawiye ,Xawaadle).
  20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka, Waa (Raxanweyn, Hadamo).

Raysalwasaaraha Somalia

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS