haatuf.net
Daawo: Labada Xisbi Mucaarid Iyo Madasha Wada-tashiga Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Ujeedada Kulan Albaabadu U Xidhnaayeen Oo Ay Maanta Hargeysa Ku Yeesheen
February 23, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, purchase February 23, 2015 (Haatuf) – Labadda Xisbi Mucaarid ee UCID, Waddani iyo Madasha-wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa kulamo isdaba joog ah oo ay maalmihii u the best choice cialis for women dambeeyay lahaayeen ku sii xoojiyay Mawqifka Mucaaradka ee ah in xukuumadda iyo Golaha wakiiladuba kala tagaan wixii ka dambeeya badhtamaha sanadkan oo doorashadu ku beegnayd. Kulan ay wada jir u qabteen madaxda ugu saraysa xisbiyada mucaaradka iyo madasha wadatashiga ayaa lagu sii adkeeyay mawqifka ah in xukuumaddu iska tagayso marka wakhtigeedu dhamaado, lagagana soo horjeedo muddo kordhin.

Masuuliyiintii halkaasi iskugu timid ayaa waxa xisbiga UCID u matalayey Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo ku xigeenkiisa Jamaal Cali Xuseen iyo C/rashiid Xasan Mataan, halka xisbiga Waddani ay u matalayeen Xoghayaha guud Maxamed Uurcade, halka madasha wada-tashiga ay u matalayeen guddoomiyahoodu Xasan Guurre Jaamac.

halkan hoose ka daawo Muuqaalka warkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS