haatuf.net
Daawo: “Dub-Qallooca Abaalkiisu Waa Qaniinyo ..’ Waxaan Ka Baqayaa Inaan Yeesho Dhaqankiisa!” Guddoomiyaha Waddani C/Raxmaan-Cirro
March 4, 2015 - Written by Admin Two

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo u duur-xulayey Xukuumadda talada haysa ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Is-bahaysi Siyaasadeed oo ay maanta Hargeysa kaga dhawaaqeen Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI, generic UCID iyo Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, waxa uu soo qaatay sheeko Xiiso badan oo kala qabsatay Xawayaanka Soomaalidu u taqaano Dub-qallooca iyo Nin damcay inuu u gargaaro.

Muuqaalki warkaas oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo :-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS