haatuf.net
Daawo: Maxkamadda Ciidamadda Somaliland Oo Dil Ku Xukuntay Askarigii Dilay Ganacsade Marxuum Gacmadheere
March 26, 2015 - Written by Admin Two

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Somaliland ayaa maanta xukun dil ah ku riday gancan ku dhiiglihii dilay Alle ha u naxariiste Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gamadheere).

Halkan Hoose Ka Daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

 

 

mmmmm

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS