haatuf.net
Hoos U Tiri Maalmaha Madaxwayne Siilaanyo Uga Hadhay Mudadii Xilka Loo Doortay (91 Days)
March 27, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, ed March 27, herbal 2015 (Haatuf) – Hoos u tiri maalmaha madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici uga hadhsan mudadii shanta sano ahayd ee loo doortay inay hogaamiyaan dalka, viagra sale kuwaas oo ay uga hadhsan tahay maanta oo ay taariikhdu tahay March 27, 2015  (91 Cisho).

Axmed Siilaanyo iyo Saylici ayaa talada dalka uu u dhaariyey guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare ee Somaliland Md Maxamed Xirsi Oomane  27-kii July 2010-kii ka dib markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystey doorashadii madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 26-kii June 2010-kii.

 

 

Axmed Siilaanyo oo loo dhaariyey madaxwaynenimada Somalilnad xilwareejitii Madaxtooyadda Somaliland Madaxwayne Siilaanyo

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS