haatuf.net
“Waxa Ka Haboon Isagoo (Siilaanyo) Cali Khaliif La Hadla Inta Uu C/Weli Gaas La Hadlayo”
March 30, 2015 - Written by Admin Two

 “Ta Ay Kawada Hadlayaan Maaha Somaliland Gudaheeda….Tay C/Weli Ka Wada Hadlayaan, drugs Haka Wada Hadlaan Dadka Reer S/Land Ee Siyaasada S/Land Diidan” Guddoomiyaha Madasha Wadatashiga Xasan Guurre

 

Guddoomiyaha madasha wada tashiga mujaahid Xasan Guure oo wareysi siiyay telefiishenka HCTV ayaa waxa uu ka hadlay khudbadii uu madaxweyne Siilaanyo ka jeediyay golaha baarlamaanka maalintii shalay, isagoo naqdiyey hadalkii Axmed Siilaanyo ku sheegay inay Puntland wada xidhiidheen ee uu maamulka Puntland beeniyay, meeqaamka qadiyada Somaliland ka taagan tahay bulshada caalamka iyo ammuuro kale-ba.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS