haatuf.net
Daawo: “Madaxweyne Siilaanyo Waxa La Soo Hadlay Nin Hargeysa Jooga Ee Lamuu Soo Hadal Madaxweynaha Puntland” Mujaahid Oto Biixi
March 30, 2015 - Written by Admin Two

Halkan Hoose Ka Daawo Mujaahid Oto Biixi oo wax lala yaabo ku tilmaamay hadalkii uu Madaxwayne Siilaanyo ku sheegay inuu la soo hadlay Madaxwaynaha Puntland Cabdi Wali Gaase, doctor kaas oo dhawaaqaasi ku sifeeyey mid lagu qoslo.

“Madaxweyne Siilaanyo Waxa La Soo Hadlay Nin Hargeysa Jooga Ee Lamuu Soo Hadal Madaxweynaha Puntland” Mujaahid Oto Biixi

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS