haatuf.net
Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Dayriyey Xaalada Dalku Marayo, Kuna Taliyey In Lasoo Dhiso Dawlad Wadaag Ah Oo Dalka Ka Qabata Doorashooyinka Ay Ku Fashilantay Xukuumadda Siilaanyo
April 13, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka dayriyey xaaladda uu dalku marayo wakhtigan, kaas oo ku taliyey in marka ay mudada sharciyada xukuumadda talada haysaa dhamaato in lasoo dhiso dawlad-wadaag ah oo dalka ka qabata doorashooyinka ay ku fashilantay xukuumadda Siilaanyo.

waxaanu sidaasi ku sheegay shirjaraa’id oo uu qabtay isagoo ku sugan dalka Ingiriiska:-

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS