haatuf.net
Hoos U Tiri Maalmaha Madaxwayne Siilaanyo Uga Hadhay Mudadii Xilka Loo Doortay (72 Days)
April 15, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, bronchi April 15, 2015 (Haatuf) – Hoos u tiri maalmaha madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici uga hadhsan mudadii shanta sano ahayd ee loo doortay inay hogaamiyaan dalka, kuwaas oo ay uga hadhsan tahay maanta oo ay taariikhdu tahay April 15, 2015 (72 Cisho).

Axmed Siilaanyo iyo Saylici ayaa talada dalka uu u dhaariyey guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare ee Somaliland Md Maxamed Xirsi Oomane  27-kii July 2010-kii ka dib markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystey doorashadii madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 26-kii June 2010-kii.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS