haatuf.net
Daawo: Faysal Cali Waraabe oo ku Taliyey Shir-Qaran iyo in la dhiso Xukumad Loo Dhanyahay Oo Dalka Ka Qabata Doorashooyinka Xukuumadda Siilaanyo Ku Fashilantay
April 25, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraab oo ku taliyey in la qabto shir-qaran oo lagaga tashanayo xaaladaha dalku galay, erectile kaas oo ku baaqay in marka wakhtiga Madaxwayne Siilaanyo dhamaado in lasoo dhiso xukuumad loo dhan yahay oo dalka ka qabata doorasho xor oo xalaal ah.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS