haatuf.net
Ergayga Qaramadda Midoobay U Qaabilsan Somaliland Iyo Somalia Oo Walaac Ka Muujiyey Mudo-Kordhinta 22-Ka Bilood Ah
May 14, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, medstore May 14, buy 2015 (Haatuf) – Ergayga Qaramada Midoobay ee Somaliland iyo Somalia danjire Nicholas Kay, ayaa sheegay inuu ka walaacsanyahay dib u http://usereccentric.com/levitra-online dhaca 22-ka bilood ah ee dib loogu dhigay doorashooyinka Somaliland.Nicholas-Kay

Nicholas Kay  ayaa sidaasi ku sheegay qoraal kooban oo uu shalay geliyay bartiisa twitterka “Waxaan aad uga walaacsahahay talaabada 22-ka bilood dib loogu dhigay doorashooyinka Somaliland”. isagoo hadalkiisa sii wata Mr Kay waxa uu intaas raaciyey  “Waxaanu ku baaqaynaa dib u eegis. Waa wakhtigii tusaale fiican loo noqon lahaa dimuqraadiyadda”.

Hadalkan ergayga ayaa ah hadalkii u horeeyay ee uu ka yidhaahdo arrimaha doorashooyinka iyo muddo kordhinta sanad iyo 10-ka bilood ah ee ay Guurtidu u sameeyeen xukuumadda Siilaanyo.

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS