haatuf.net
Daawo: Musharaxa Madaxwaynaha UCID Oo London Kaga Qaybgalay Munaasibadii Xuskii 18-Ka May
May 19, 2015 - Written by Admin Two

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa jaaliyadda reer Somaliland ee magaaladda London kala qaybgalay xuskii maalinta qaranimadda Somaliland ee 18-ka May, check kaas oo sidoo kale goob joog ka ahaa ciyaar lagu xusayey maalinta dib ula soo noqoshada madaxbanaanida Somaliland.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS