haatuf.net
Guddoomiyayaasha Asxaabta Mucaaradka Oo Ka Dayriyay Wada Hadaladii U Dhaxeeyey Xukuumada Iyo Labada Xisbi Mucaarad
May 25, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo muuqaalka guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo Waddani oo si kulul xukuumadda Siilaanyo ugu eedeeyey inaanay daacad ka ahayn laga heshiiyo khilaafaadkii ka dhashay muddo-kordhintii 22-ka bilood ahaa ee ay Guurtidu u kordhisay Madaxwayne Siilaanyo.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS