haatuf.net
Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaridka Ah Oo Imika Kala Saxeexanaya Heshiis Lagu Go’aamiyey In Doorashooyinku Dalka Ka Qabsoomaan December 2016-Ka
May 27, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, online May 27, cough 2015 (Haatuf) – Sida ay Haatuf u xaqiijiyeen ilo wareedo u dhuun-daloola shir imika ka socda xarunta Madaxtooyadda Somaliland oo ay iskugu yimaadeen xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo iyo labada xisbi-mucaarid ee UCID iyo Waddani ayaa waxyar ka hor la iskula ogolaaday inay dhinacyadaasi saxeexaan heshiis wax lagaga badalayo muddo-kordhintii 22-ka bilood ahayd ee ay hore Golaha Guurtidu ugu sameeyeen xukuumadda, order taas oo ay hore mucaaridka iyo muxaafidku iskugu khilaafeen, kuwaas oo sida ilahaasi sheegeen isla ogolaaday in doorashooyinka dalka laga qabto 15-ka December ee sanadka danbe ee 2016-ka.

Wixii kasoo kordha kala soco Haatuf.net.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS