haatuf.net
Safarki Siiraanyo Ee Sucuudiga Oo Dib U Dhacay Ilaa Sabtida
July 1, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa July 1, pills 2015(Haatuf)-Safarki uu madaxweynaha Somaliland ee mudo-xileedkiisu dhamaaday Axmed Siiraanyo maanta ku tagi lahaa dalka Boqortooyada Carbeed ee Sucuudiga ayaa dib u dhacay ilaa sabtida kadib marki uu ninki sheeganayey in uu ka wasdaynayo dawladda Sucuudiga oo la yidhaahdo Cabdalla Al-Kuwayti uu la habsaamay viisadii Cimrada ee uu Mr Siiraanyo ku gali lahaa dhulka Mamlakadda.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS