haatuf.net
Cabdicasiis Samaale Oo Markale Iclaamiyey Inuu U Sharaxan-Yahay Xilka Madaxweynenimada Xisbiga Kulmiye
July 17, 2015 - Written by Admin Two

“Markii Layga Dhigeyey Wasiirka Maaliyada, order Hankaygu Muu Ahayn In Aan Wasiir Noqdo, Laakiin Waxa Uu Ahaa Hankaygu Madaxweyne” Cabdicasiis Maxamed Samaale

 

Hargeysa, July 17, 2015 (Haatuf) – Wasiirkii Hore ee Maaliyadda xukuumadda Siilaanyo Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa shaaciyay inuu u Sharaxan-yahay Jagada Madaxweynenimada ee Xisbiga Kulmiye, kaas oo kulamo kala duwan la yeeshay haldoorka beeshiisa.
Sidaa waxa uu Cabdicasiis Samaale ku sheegay kulan Casho-sharaf ah oo uu u sameeyey odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda beeshiisa, kaas sheegay halka uu hankiisu gaadhsiisan-yahay.

“Siyaasadu waa kubad iyo qof waliba waxa uu isla hayo…..Markii Layga Dhigeyey Wasiirka Maaliyada, Hankaygu muu ahayn in aan wasiir noqdo,laakiin waxa uu ahaa Hankaygu Madaxweyne in aan….”Sidaa waxa yidhi Cabdicasiis Maxamed Samaale.

Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS