haatuf.net
Sawirka Maanta: Farshaxanka Soomaaliyeed Ee Amiin Caamir Oo Sawir Kartoon Cajiib Ah Ka Sameeyey Xaaladda Siyaasadeed Ee Somaliland
July 23, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daalaco Farshaxanka Soomaaliyeed ee Amiin Caamir oo sawir kartoon cajiib ah ka sameeyey xaalada siyaasadeed ee Somaliland ee wakhtigan, ailment kaas oo sawiray Habdhaqanka Madaxwayne Siilaanyo iyo sida uu ugu xagliyo Guddoomiyaha Guurtidu arrimaha ay isku qabtaan mucaaridka.

 

halkan hoose ka daawo sawir-kartoono kale oo Amin Caamir soo bandhigay:-

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS