haatuf.net
Daawo: Xildhibaano Daboolka Ka Qaaday Khilaaf Dhumuc-Wayn Oo Ka Dhex-Qarxay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Ku Xigeenkiisa
July 28, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Xildhibaano ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland oo daboolka ka qaaday khilaaf dhumuc-wayn oo ay sheegeen inuu ka dhex-qarxay Madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS