haatuf.net
TAHNIYAD MEHER
August 25, 2015 - Written by Admin Two

Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Xaaskiisa Layla Cabdillaahi Cumar iyo Caruurtoodu waxay HAMBALYO iyo BOGAADIN u Dirayaan

FU’AAD MAXAMED ISMAACIIL TUTUWE

iyo

HODAN-UGBAAD CABDULRAXMAAN MAXAMUUD QAALIB

Oo  25/8/2015  Meherkoodu Ku Qabsoomay Masaajidka Xaafadda Xawaadle ee Hargeysa ,Waxaanay Leeyihiin Gacal iyo Sokeeyaba         Guurkiina Lagu Farax,Bash Bash iyo Barwaaqona Ku Gaadha Aqalgalkiina.Baaraka Allaahu Laka Wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakuma Fil Khayr .Aamiin  Aamiin  Aamiin  Aamiin  Aamiin

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS