haatuf.net
Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibadda Ee Somaliland Oo Beeniyey Inuu Is-casilay
August 26, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa August 26, medic 2015(Haatuf)-Wasiirul Dawlaha Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland Maxamed-rashiid Sheekh Xassan oo goor dhaweyd saxaafadda la hadlay ayaa beeniyey inuu iska-casilay xilkaasi uu  mudada dheer ka soo hayey xukuumadda madaxweyne Siilaanyo.

Wasiirka oo ay website-yada qaarkood maanta baahiyeen inuu is-casilay ayaa warkaasi ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS