haatuf.net
Bashiir Xariir Oo Isagoo Is-Qarinaya Berbera U Jooga In Haamaha Lagu Wareejiyo Iyo Agaasimihii Oo Saxeexii Laga Joojiyey
September 13, 2015 - Written by Admin Two

Berbera,September 13,2015(Haatuf)-Agaasimihii Haamaha Keydka Shidaalka ee Berbera Sheekh Saleebaan aya Jimcihi laga joojiyey saxeexi,inkastoo ay wali xukuumaddu ku dhici la’dahay inay xilka ka qaado iyadoo ka cabsi qabta inuu kashifo ciddi dahkliga Haamaha qaadan jirtay ee uu isaguna la http://riva1.it/cialis-purchase boobijiray.

Dhinaca kale waxa maalmahanba ku sugnaa Berbera balse dadka iska qarinayey wasiir ku xigeenki Ganacsiga ee Bashiir Xariir kaasoo wali naawilaya sidii ay suurtoobi laheyd in Haamaha  lagu wareejiyo .

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS