haatuf.net
Wasiir Samsam Oo Ku Fashilantay Qorshe Ay Ku Doonaysay Inay Walaalkeed Siiso Qandaraas $7 Milyan Ah
September 26, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, viagra buy September 26,2015(Haatuf)-Wasiirka Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan ayaa waxa ka katibay qorshe ay doonaysay inay walaalkeed Maxamad (Xaajiga) siiso qandaraas $ 7 milyan ah oo wasaaradda loogu samaynayo nidaeam maaliyadeed oo casri ah ka dib marki uu madaxweyne Siilasnyo ka joojiyey arintaasi.Sida uu sheegay wargayska Indian Ocean Naewsletter , qorshaha Samsam ayaa ahaa in qandaraaskaasi lacagtiisa loo shubo shirkad uu leeyahay Xaajigu oo ka sii farcanta shirkaddiisa weyn ee la skarastiftshistoriska.nu yidhaahdo M&B Holding balse ay taasi ka suurtogali wayday qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada oo Siilaanyo hoos ugu waramay.

Wargeyska warkan daabacay muu sheegin inay dawladdu kharahska mashruucan ka bixinayso khasnaddeeda iyo in mucaawimo lagu helayo midkood toona.Hasayeeshee wargeysku waxa uu iftiimiyey in Samsam iyo walaalkeed ay saamiyo ku leeyihiin qaar ka mid ah shirkadaha maxaliga ah .

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS