haatuf.net
Daawo Sawir-Kartoonadii Uu Farshaxanka Amin Aamir Ka Sameeyey Dhacdooyinkii U Danbeeyey Ee Somaliland
October 1, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daalaco sawir kartoonadii uu farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Aamir ka sameeyey dhacdooyinkii u danbeeyey ee Somaliland, impotent khaasatan xadhigii afartii fanaan ee Xidigaha Geeska, kuwaas oo muujinaya fadeexada ay xukuumadda Siilaanyo u soo jiiday sumcadii Somaliland, isla markaana ay dhaxal-siisay jiritaanka  Jamhuuriyadda Somaliland dacaayado aanay gayin.

Sidoo kale ficiladda iyo qaabkii ay xukuumadda Siilaanyo u maamushay xadhiga fanaaniintaasi kasoo laabtay magaaladda Muqdisho ayaa daboolka ka qaaday siyaasad-xumadda iyo khibrad la’aanta maamulka Axmed Siilaanyo.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS