haatuf.net
“Madaxweynuhu Muddadii Labaad Ee Uu Isa Sharixi Lahaa Kamuu Tanaasuline Dan-baa Tidhi” Boobe Yuusuf Ducaale
November 15, 2015 - Written by Admin Two

Hargaysa, order September 15, 2015 (Haatuf) -Boobe Yuusuf Ducaale, xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku doodayin madaxweyne Siilaanyo teeramkiisa labaad uga tanaasulay maamul xumo la soo daristay dawladdiisa shantii sanno ee uu xilka hayay.

Tan iyo markii madaxweyne Siilaanyo Salaasaddii la soo dhaafay shirkii Kulmiye kaga dhawaaqay inuu tanaasulay waxaa isa soo tarayay dadweyne ka soo kala jeeda gobolada dadka oo madaxweynaha ku bogaadinaya inuu teeramkiisa labaad ka tanaasulay, balse Boobe ayaa dadkaasi ku tilmaamay kuwo la soo ururiyay oo la abaabulay isla markaana aan xaqiiqada dhabta ah waxba ka ogayn.

Mr Boobe, wuxuu ku dooday inaanay madaxweynuhu is buy generic levitra cheap'>buy generic levitra cheap sharixi karayn, islamarkaana ay ku adag tahay inuu sanadka hadhay xilka sii hayo. Wuxuu sidoo kale naqdiyay dadka madaxweyne Siilaanyo barbar dhigaya Nelsan mandellihii South Africa oo uu sheegay inaanay meelna iska shabahin.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS