haatuf.net
Siilaanyo Wuxuu Gartay In Haatuf Iyo Hubaal-Na U Xidhnaadaan Universal-Na Uu Sii Daayo  
November 4, 2014 - Written by Admin Two

 Haatuf Staff Writer

 

 

Dadka wali aaminsan in Siilaanyo uu dawlad-nimo ku shaqaynayo ayaa waxa ay la www.beyondthebarriers.co.uk yaabeen inuu Universal Tv oo laga leeyahay Xamar-na xayiraadii ka qaado, anabolics labadii wargeys ee reer Somaliland ee Haatuf iyo Hubaal-na sidii ugu xidhnaadaan.

Axmed Siilaanyo waxa ka dalbaday in Universal Tv xayiraada laga qaado nin la yidhaahdo Garaad Jaamac oo min halkan ilaa Garoowe ilaa iyo Xamar isaga dab-qaad laakiin aanay gacanta waxba ugu jirin.

Siilaanyo wuxuu hore u diiday codsi kaas garaad Jaamac la mid ah oo ay dad ka mid ah ehlu-sharafkii dhulkani ula tageen si xayiraada qayrul-sharciga looga qaaddo Hubaal iyo Haatuf.

Cadaawadda gaarka ah ee uu Siilaannyo u qabo labadda wargeys ka sokow, order dhacdadanina waxay ina tusaysaa in qaranimadii Somaliland ay meesha ka baxday oo Hubaal iyo Haatuf aanay u xidhnayn dawlad iyo madaxwayne-toona balse ay run ahaantii ay labadda wargeys u generic viagra 100mg xayiran yihiin oday reer ka soo jeeda oo qabyaaladu kala wayn tahay qaranimadda.

Haddaba Siilaanyo isagaa godobtan u qoolan oo maaha mid lagaga hadhidoono ee yaan hadhaw la kala cabanin.siilaanyo-layaab

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS