haatuf.net
Daawo: Musharaxii Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga UCID Oo Iscasilay, Kana Hadlay Sababaha Keenay Wakhtigan
November 23, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Musharaxa jagada madaxweyne ku xigeenka Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa si rasmi ah maanta u shaaciyey inuu gabi ahaanba iska casilay xilkii musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbigaasi.

Waxaanu sidaasi ku sheegay shirjaraa’id oo uu maanta ku qabtay magaaladda Hargeysa.

 

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS