haatuf.net
Hargeysa: Madaxwayne Siilaanyo oo ka qaybgalay Aaskii Marxuum Abwaan Cali Sugule Dun-carbeed + Daawo Sawirada
January 14, 2016 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Madaxwayne Siilaanyo oo ka qaybgalay aas qaran oo maanta magaaladda Hargeysa loogu sameeyey Alle ha u naxariistee abwaankii waynaa ee Cali Sugule Dun-carbeed oo todobaadkan ku geeriyooday magaaladda Dubai ee xarunta dalka Imaaraadka.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS