haatuf.net
Hambalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Meherka Naasir Xaaji Cabdi & Marwadiisa
February 1, 2016 - Written by Admin Two

Cabdiwahaab Daahir Khaliif (Happy), clinic Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), ampoule Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), viagra C/risaaq Daahir Khaliif (Guray Bhai), , Xuseen Axmed Xaashi, Sacad Sheekh Muuse, Khaliif Cabdi Sheekh,  Dr Mahfuud C/laahi My-dear, Dr. C/Shakuur Maxamed Cali, Dr Ciise Cabdi Jaamac, Dr Abdirahiim Abdilahi Duale, Khadar Cawil Cumar, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Mustafe Yuusuf Jaambiir, Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero), C/kariim Ahmed Aadan (Cidhib),  Axmed Saleebaan Cumar, Fu’aad Maxamed Cali, Guuleed Maxamuud Xaashi (BIG 4), Cabdikhadar Maxamed Dheere, Cumar Cali Casoowe, Maxamed Xasan Aadan (Nesta), Caaqil Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Mustafe C/raxmaan Ismaaciil (Mustafe Qaran), Fu’aad Maxamed Cali (Giijo), Khadar Cawil Cumar, Axmed Daa’uud Cismaan dhamaan asxaabtaas oo dalka gudihiisa iyo dibadiisa kala joogaa waxay hambalyo meher wacan halkan u marinayaan Boqorka iyo Boqoradda

Naasir Xaaji Cabdi

Iyo

Marwadiisa Amran Ali Abdi

oo maanta oo taariikhdu tahay 1/2/2016 uu  meherkoodu ka dhacay Hotelka Green Plaza ee magaalada Hargeisa,  waxaanay leeyihiin asxaabtaasi Gacal Iyo sokeeyaba guurkina lagu Farax, Ilaahayna ha idin kala siiyo Awlaad Saalixiin ah oo idin anfacda Insha Allaah Aamiin Aamiin Aamiin.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS